Milatariga oo amar ku bixiyay in laga guuro dhulka ku dhaw Wasaarada Gaashaandhiga iyo …

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ku amreen dadka degan xaafadaha ku dhaw dhaw Wasaarada Gasahaandhiga in ay si deg deg ah isaga guuraan. Dadka deegaanka ayaa noo sheegay in Janaraal katirsan saraakiisha milatariga ku amray in ay ka guurana dhabarka dambe ee wasaarada Gaashaandhiga ilaa 500 … Continue reading Milatariga oo amar ku bixiyay in laga guuro dhulka ku dhaw Wasaarada Gaashaandhiga iyo …